Reerka oo Jimcaha Qadmo ku balansan iyo Maamo Ashkiro oo Taageeraha Koobaad ee Qanciye noqotay ayay noo mareysay.
Subixii Jimcaha Falis waxay u yeertay Carawelo oo ah sxbted Maalmahan Garoobeyneysay, si ay uga caawiso Howlaha Cunta-Karinta Culimada.
Kushiinka ayay ku jiraan, Xan Fresh ah iyo Xusuusahoodii hore ayay ka sheekeysanayan.

Naayaahee, Ninkaada adigoo ku kacsan ayaa iigu kaa dambeysee, warka igu dhoob hee, maxaa iiga kaa dambeyay ayay Carawelo tiri.
Falis: Sxbey wax badan baa kaa dambeeyay, Qanciye Ninkaad oged maaha ayay ugusoo koobtay.
Carawelo: Nin baabkiisa iga xir. Kii Abshir ahaa waa ogeed siduu ii koolkoolinaayau inuu Naag kale ila Guursaday, Maantana waakan aniga Garoobeynaya ayay tiri.
Falis aya inta Madaxa kor usoo qaaday tiri: oo Qanciye iyo Abshir maxaa iska galay!, Waa Nin iyo Nin la'aane!. Waa ogeed inuu Abshir isagoo ku qabo aniga igu deyay; Bal waa kaase Qanciye hakusoo Hunguryeeyo ayay tiri.

Hadalkaasi Carawelo meel ayuu ka taabtay,, halkaasna ugama harine iyadoo Dhagar Damacsan ayay Maanta Dukaanka Qanciye soo gashay, Cosmetics ay iibsaneysay ayaa loo qiimeeyay, intay Lacagta tuureysay ayay Qanciye erayo kaftan ah ku tuurtay, hadalo debacsan iyo Kaftan inuu Macaamilkan qanciyo ka damacsana ayaa dhex-maray.
Waryaa Bashiiroow Qoftaan Indhaheda ayaa iga dhex-baxay ee hal Qalin-Sunni ah usoo qabo anaa Lacagtisa qabee ayu Kaftankodi kusoo dhamaaday.

Carawelo Kaftankan ujeed kale ayay ka lehed, hadalkii Labadooda dhex-marayna Taleefoonka ayay ku duubaneysay!!
Markey iridka ka baxday ayay Codkii Whatsapp-ka Falis ugu dirtay.
Galabta Bacdal Casir Falis oo Kushiinka Casho ku diyaarsaneyso ayuu Codkii u dhacay. Madax-Xanuun iyo Wareer ayay ka qaaday.
Casho ma karin oo dabkiiba way demisay, Tumin Hilib ah oo ay jarjaraysayna Maamo Tuugsaneysay ayay ku sadaqeysatay.

Hadda sxbken Qanciye oo Waxjira-Moog ah,
Bacmadoow Qudaar ahna lasii liicayo ayaa Guriga kasii socda, waasa ninkii Caqliga badnaaye Kalsoni badan aya ku qabaa inuu is xalin doono.
Kolleey Caawa xaalku ma sahlana ee bal wuxuu Guriga kala kulmo iyo siduu isu xaliyo waa inoo Haben dambe iyo hadduu Sxbken Nolol ku gaaro.

Comments
Post a Comment
Fadlan wixii faallo ah halkaan iigu reeb. Mahadsanid.