Maamo Malyuun oo balaayo ka talisay, Falis oo Horor noqotay iyo Qacniye oo Dhiig-Bax Dhaqaale ku socda ayay noo mareysay.
Shalayto Falis waxay Qaraabo Salaan u aaday Guriga Walalked, waxayna kusoo aragtay Jiif Qurux-badan oo lagu Sharaxay Midabka Calanka Soomaaliya.
Qanciye ayay xalayto tusisay Sawirada Jiifkii ay kusoo aragtay Guriga Walalked, waxayna u sheegtay in Dhaqtarkii ay Maalmo kahor u tagtay kasoo sheegay Uur Labo Bilood ah ayna jimatay Jiifkan quruxda badan.
Qanciye wuxu u shegay inuusan hadda Lacag heyn ayna sugto inta Sanadkan ka dhamaanayo.

Ma sugine, Falis oo Kaashaneysa Carawelo waxay saakay iibisay Jiifkeedii hore waxayna ku kabtay Lacag ay Asbuucii hore ka shaafteysay Qanciye, waxay tageen Carwo Jiifka lagu iibiyo, waxayna dalbadeen in Jiifkii ay dooqdeen loogu Sharaxo Midabka Calanka Soomaaliya.
Sxbkey Aqwaan Xasan Jidhi oo ay Deris ahan jireen ayay Falis isku arkeen Carwada horteda waxayna ku tiri: Aqwaanow ila fiirihee, Jiifkan soow uma quruxsana sidii Calanka Soomaaliya?
Mr. Aqwaan ayaa inta Madaxa jiljilay ku yiri: Calanka Soomaliya wax ka qurxan malahan balse midabka Jiifka kuugu Sharaxan ma ahan kii saxda ahaa ee uu hindisay Maxamed Cawaale Liibaan deetana inta ku laabatay Ninkii Carwada ayay ku tiri: Adeerow iga bedal Jiifkaan waayo Midabkeedu ma ahan kan Calanki Soomaaliya ee rasmiga ah.

Dood dabadeed waxay isku fahmeen inay Lacagta kalabar baxsato loona sameeyo Jiif Labaad, markaasey inta Qanciye wacday weydiisay Lacagta Qasaaro-Qeybka ah, isna kama yeeline wuxu yiri: Falis war ma wadi karo, arinkas xalayto ayan kaala hadlay haddana Goob-Shaqo ayan joogaahe ha i qasine Jaaw.
Inta is-xanaajisay ayay ku tiri: hadde Maanta Jiifkeenni waa gadee, Caawa meeshaad jiifan lahed ayaa leeska rabaa.
Inta is-xanaajisay ayay ku tiri: hadde Maanta Jiifkeenni waa gadee, Caawa meeshaad jiifan lahed ayaa leeska rabaa.
Inta qosol la dhacay ayu ku yiri: War ma heyside Sanadka ayaa dhammaad ah oo Caawa Xisaab-Xir ayaan ku dhafri rabnaa, manasoo socdo ee Taleefoonka iiga bax Walaaley.
Go’aan adeyg ayay ku taqaanaye Lacagtii waxay ka bixisay Lacag uga dambeysay tii ay Qanciye ka ayuuteysay Asbuucii hore.
Go’aan adeyg ayay ku taqaanaye Lacagtii waxay ka bixisay Lacag uga dambeysay tii ay Qanciye ka ayuuteysay Asbuucii hore.
Caawa Carawelo iyo Falis oo Jiif cusub keensatay ayaa Guriga bagaaxayo, Qanciyena Goobtiisa shaqada ayay uga shidantahay, mana oga in Carawelo Gurigiisa Joogto!!
nadiaFac_ba-Billings Matt Lambert https://marketplace.visualstudio.com/items?itemName=stinalin-pu.Stellar-2D-gratuita
ReplyDeletesolkeydredti
marurQbrom-de Shawn Platt https://www.reddoorindustries.com/profile/markeedabayleaburtin/profile
ReplyDeletedispcamising
Mfremenver-ho Eric Daniels download
ReplyDeletelink
link
click here
kerjoydese
Wenspirtago Kelsey Hansen Link
ReplyDeletesoftware
This
Install now
racseocescu
Nconmencritpa Kristy Brooks Unreal Commander
ReplyDeleteRhinoceros 3D 7.21.22208.13001
iMobie AnyUnlock 1.4.0
Avast Premier
lentlocalons
haunesimp_pa Angela Williams JRiver Media Center 29.0.86
ReplyDeleteBandicam
ACDSee Photo Studio Ultimate 2022 v15.1.1.2922
Topaz Video Enhance AI 2.6.4
simpkaparlong